DF oo xil u magacowday Haweeney calanka Somalia loogu xiray Somaliland (Sawirro)

Haweeney kasoo jeeda Magaalada Boorame oo muddo laba jeer ah uu maamulka Somaliland u xiray Calanka Soomaaliya ayaa xil looga magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiiska xukuumada Soomaaliya. Degan Cumar Daahir ayaa mar ku lebisatay, mar kalena gogol ka dhigatay calanka Somalia taasoo sababtay in la xiro ka dib markii ay soo dhigtay sawirradeeda baraha bulshada … Continue reading DF oo xil u magacowday Haweeney calanka Somalia loogu xiray Somaliland (Sawirro)